Amar wadajir uga soo baxay Puntland iyo Galmudug oo ka dhaqan galay Gaalkacyo

Guddoomiyeyaasha Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug Axmed Muuse Nuur iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo maanta wadajir shir ugu qabtay Gaalkacyo ayaa si wadajir u sheegay in xaalad deg deg ah la galiyay magaalada Gaalkacyo. Amarkan la xiriira xaalada deg deg ah ayaa saameynaya goobaha la isugu yimaado inkastoo aan faahfaahin laga bixin, iyadoo ujeedadana … Continue reading Amar wadajir uga soo baxay Puntland iyo Galmudug oo ka dhaqan galay Gaalkacyo